Xafiiska Västerås
Shirkada Iskashi AB oo sanadkii hore loo aasaasay horumar ganacsiga iyo waxbarashada Soomaalida ku nool Sweden, ayaa xafiis cusub ka furatay magaalada Västerås halkaasoo lagu bixin doono waxbarasho iyo adeegyo la.. read more
ISKASHI AB waa shirkad loo aasaasay horumarinta ganacsiga Soomaalida Sweden.
ISKASHI AB vill skapa samarbete mellan somalier och svenskar genom affärsverksamhet.
ISKASHI AB waa shirkadii ugu horeysay ee Soomaalidu ay sheerar ka iibsan karaan.
ISKASHI AB vill skapa investeringsmöjligheter och finansiera bra affärsidéer.
ISKASHI AB waxaa loo abuuray in ay fursado shaqo u abuurto Soomaalida Sweden.
Företaget vill skapa arbetstillfällen för somalier, andra invandrargrupper och infödda svenskar.
Shirkada Iskashi AB oo sanadkii hore loo aasaasay horumar ganacsiga iyo waxbarashada Soomaalida ku nool Sweden, ayaa xafiis cusub ka furatay magaalada Västerås halkaasoo lagu bixin doono waxbarasho iyo adeegyo la.. read more
Maanta oo taariikhdu tahay 16 November 2012 ayaa maamulka shirkada Iskashi AB waxay magaalada Örebro ku yeesheen shir looga hadlayay hawlaha iyo mustaqbalka shirkada. Shirka oo ay ka soo qeyb.. read more
Dhamaan Soomaalida ku nool magaalada Växjö iyo guud ahaan gobolka Kronoberg waxaan ugu baaqaynaa in ay nagala soo qeyb galaan kulan warbixineed ku saabsan shirkada ISKASHI AB. Kulanka ayaa ka.. read more